Waxaan ku hanweynahay in aan Soomaaliya ka samayno dhismo buuxiya halbeegyada Yurub.
Kooxdayaya khubarada ah waxay u heellan yihiin inay bixiyaan xalal-fureed dhammaystiran oo ku habboon baahiyahaaga. Haddi ay tahay mashaariicda bulshada, xarumaha ganacsiga, ama shuruudo kale oo gaar ah, waxaanu u qaabaynaa oo aanu fulinaa mashaariic si sax ah oo xirfad leh. Waxaan rajeyneynaa inaan kuu adeegno oo aan gacan ka geysanno kobaca iyo horumarka Soomaaliya.