elevate-area

DHAGAX BUR-BURINTA

ISM ayaa safka hore kaga jirta horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha soomaaliya, waxa ay hirgelisay warshadii ugu horreysay ee bur-burintaa iyo shaandhaynta dalka sannadkii 2013. Xaruntan casriga ah, oo leh mishiino iyo qalab asal ahaan farsamo Turki ah, ayaa awood u leh in saacaddii ay 90 Ton so saarto. Raadintayada joogtada ah waxay nagu dhelisay in aan so kordhino qeyb ciidda shaandheesa sanadkii 2017, taasoo kor u qaadeysa tayadayada wax so saarka. Kordhintaasi waxay noo suurtagelisay inaan daboolno baahida sii kordheysa ee loo qabo qalabka dhismaha ee tayada sare leh ee Soomaaliya.